Vitamins play crucial roles in building, maintaining, and repairing bone tissue. Here's a breakdown of the most important ones: 🦴 1. Vitamin D Function: Enables calcium absorption in the gut and supports proper bone mineralization—without sufficient vitamin D, calcium intake is wasted timesofindia.indiatimes.com +14 niams.nih.gov +14 onlymyhealth.com +14 . Deficiency risks: Leads to rickets in children and osteomalacia or osteoporosis in adults en.wikipedia.org +1 . Sources: Sunlight exposure, fatty fish (salmon, tuna), fortified dairy, and supplements. Supplemental D3 is typically preferred over D2 and works best when balanced with magnesium and vitamin K2 timesofindia.indiatimes.com . 2. Calcium Function: The primary structural mineral in bones; about 99% of body calcium is stored in the skeleton timesofindia.indiatimes.com +15 niams.nih.gov +15 onlymyhealth.com +15 . Deficiency: When intake is low, the body leaches calcium from bones leading to weakening and higher fractur...
Erling Haaland ayaa kufashilmay kulankii Shalay ay isku wajaheen dhigooda man united ee kadhacay gagada old traFford. Erling haland ayaa shalay lawaayey meel kabaxay inuu goal dhaliyo iska dhaafe.
Kulankaas oo kuso dhamaady 2:1 oo ay man city ku horreeyeen goolka oo ay ka heleen Jack Grealish oo ciyaarta badal kusoo galay . Bruno fernandes ayaa goolka barbaha u keenay naafiga united halka uu xilli dambe marcus rashford ciyaarta ka dhigay 2:1 goalkas oo ciyaarta go,aaamiyey kana dambeeyey guushii united ayna ku garaacday dhigeeda City . United ayaaa 8 kulan ee gudambeyey soo badisay oo form fican ku jirta halka ay city ka jajaban thy.
Si kastaba ha ahaatee Haaland ayaa ku fashilmay inuu hal darbo ku laago goolka kulankaas oo 95 daqiiqo ciyaaray,

Comments